dog agility dog tricks dog stunts dog bloopers frisbee dogs hurdle racing

Djibouti

Dog Agility Home
Dog Agility Home

Dog Agility Home
Dog Agility Home

Une petite vidéo constituée de topics sympas!

Channel: Music
Uploaded: November 30, 1999 at 12:00 am
Author: manuelafresh

Length: 05:54
Rating: 3.83
Views: 54445

Tags: djibnautes  djibouti  somali  somalia  

Video Url:


Embed Code:

Video Comments

djibarsene30 (November 30, 1999 at 12:00 am)
je suis pas issas mais je suis ne a djibouti et c mon pays natal alors arettez de ns faire chier,ns sommes fiers d etre des djiboutiens. djibouti c la ou j ai grandis,la ou mes parents mes freres,mes soeurs et ts mes amis vivent alhamdulila ilahay cadowgeega haa jabiyoo,cesser ts vos commentaires stupides,ns aimons notre pays et notre patrie.kant aux somaliens,ilahay dhulkina nabaad haa ku soo ceesho inigana.
khalaf2007 (November 30, 1999 at 12:00 am)
wuuuf wuf .. yow were can i get the shawty on 1:37 she looks bad...
amal519 (November 30, 1999 at 12:00 am)
ok waan kaa qaadan waanadaada, se kula mid baan ahay ee kumaan korin dalkii, se sanad walbo mar baan meel booqasho u tagaa saasaana ku arkay waxaan ka sheegay se waanadaada qaatay thaks, bro or sis.
AskariWaryaa (November 30, 1999 at 12:00 am)
Allah ka baq walaal, iskana dhaaf xumaanta iyo neceybka dadkaaga. Aniga waxaan ku korey Ingriiska oo la i keenay anigo afar sano jira, lakiin weli sidaas aad u jeedid baan u qori karaa af Soomali oona ku hadli karaa. Soomali horumar waxey gaari karaan markey iska dhaafaan reer baadiyinimada iyo xaasidnimoda!
amal519 (November 30, 1999 at 12:00 am)
nac nacdaa wixii kaa dhageesanayo ula tag aniga igala tag ahow ama ha ahaan waxaa dhab ah inay maskaxdaada wayn meel ku qufulan tahay. maskax waynidaad sheegatay un yaysan dhib kuu keenin. waqtigaan kahadalkooda ku luminayaaba ciil iga hayaa, dad baa waqti lagu lumiyaa dadna maaaaaaahan.
AskariWaryaa (November 30, 1999 at 12:00 am)
miskiin baa tahay! Madaxweynaha Djibouti wa ninka keliya o ku dadaalo sidu af soomaliga loo ilaalin lahaa. Anigu reer djibouti ma ihii, lakiin sidaado kalo ma ihii qof maskax xirin sida soomalida badankoodi!
amal519 (November 30, 1999 at 12:00 am)
qofkii arkay un baa yaqaano, somalina ma ahan sharaftayadaa kaween in dad qabiil inaga mid ah le eg in ay yiraahdaan somali ma nihin ee ay umadahana saa usheegaan in aanu waa soomaali niraahno, afkooda hooyo dad leh ma jeclin mana naqaano waxay qiimo leeyihiin baaban jirin, nabaduna anagaa uga dhow saa wali faransiis baa guumeesteen indhahayga kusoo arkay, erabooradooda dhan na naagaha la taag taagan, koob shaax ana aan gato waan ka waayay qamrina way ku gadayeen eraborkooda,idhaafi dad maahee
AskariWaryaa (November 30, 1999 at 12:00 am)
Djibouti hadey fanaan wax dhib ah ma lahan, ileen waa dadkeena. Adiga waxaad tahay Somali asal ah, waxaad garan waysey inaad ku farxdo dad jinsiyo Somali ka soo jeedo oo weli nabad iyo horumar qabo. Wax garo!!!
amal519 (November 30, 1999 at 12:00 am)
aqas meel lagu faanaa badanee ma jabuuti baad ii faaninaysaan?? aduunka dadkaqaabdaran kana qalafsan ma arag, mida xigto faransiis baad luqad moodeen, ama luqad gaal ku hadla ee ah inglish ama luqad islaam wax ba kama dhaxeeyaan faransiis wax laga cararo weeyee,
tanbe71 (November 30, 1999 at 12:00 am)
I'm sorry but your mam can not be from djibouti unless she is Issa, so please forget about the idea of somali nation,

Dog Agility Home © 2007 All Rights Reserved.