dog agility dog tricks dog stunts dog bloopers frisbee dogs hurdle racing

Shirkii Socdaalka Ergada Puntland 1aad

Dog Agility Home
Dog Agility Home

Dog Agility Home
Dog Agility Home

Shir loo Qabtay Ergada Puntland ee Shirka Dib u heshiisiinta Qaran ee Soomaaliyeed xiligii ay ku sugnaayeen Puntland

Channel: News & Politics
Uploaded: November 30, 1999 at 12:00 am
Author: fatah09

Length: 09:19
Rating: 4.75
Views: 8722

Tags: Ergada  Puntland  Shirka  

Video Url:


Embed Code:

Video Comments

warergooye (November 30, 1999 at 12:00 am)
Abdirahman Abdule Codwayn,AKA Shuuke, Aqoon yahan dadkiisa iyo dalkiisa anfacay, adeer sidaas kuwad, And sheeq Xasan Birimo sxbkey asagana caadi mahan sxb i miss you, you are one of the pest Culama in our country, Puntland soon waa loo soo wada shaqatagayaa, wlc all my somali bro/sis My state Puntland,
kencaan (November 30, 1999 at 12:00 am)
Dhabacayo is maawelisay baan kaa aqaan, oo rabta inay somali oo dhan u taliso. Waa khayaamo ku nool eeg Pugland sideey u baabaday, AFDUUB,TAHRIIB BADDA LAGU GURO, MARAAKIIB LA QAFAASHO,LACAG FAALSO SAMEEYN,Iyo dadka ay HArtida ugu yeeraan oo ay yiraaheen xukunka ma geeyaan
haduuman2007 (November 30, 1999 at 12:00 am)
Shirkii dhamaaye maxaa kasoo baxay waa waxba. Lacagbaa lagu dhunsaday oo kaliya. Masaakiinta yaan lagaadin. Umada soomaliyeed wada jirkeeda kashaqeeya hadaad odayaal tihiin. oo Gibolka ilaa somali oo dhan gaarsiiya.
proudSomalisis (November 30, 1999 at 12:00 am)
Viva Shuuke, viva PDRC, viva Garowe! Puntland!
Waranle (November 30, 1999 at 12:00 am)
Qolabaa CalankeeDuu waa ceynoo, Anagaa keenu waa cirkoo kala, Aan caadna laheyn een caashaqayee. Xiddig yahay cadi waad na ciidamisee, Carradaan kaligaa aad u curatee, Cadceedda sideeda caan noqo ee..... Aamiin Difficult moments, seek Allah. Quiet moments, worship Allah. Painful moments, trust Allah. Every moment, thank Allah.
jordan22007 (November 30, 1999 at 12:00 am)
WHAT A NICE VIDEO

Dog Agility Home © 2007 All Rights Reserved.