Musharaxa Madaxwaynenimada Puntland Adam Mohamed Esse ayaa Maamulka iyo Ardayda Jaamacada Puntland ee Garowe Puntland State University (PSU) khudbad u jeediyay March 31, 2008.
Dhawaan ayaa gudiga dhaqaalaha ee golaha Baarlamaanka Puntland waxa ay saxaafadda u soo gudbiyeen qoraal ku saabsan miisaaniyadaha ay sannadkan isticmaaleen wasaaradaha Puntland.
Qoraalkan oo ahaa...
Madaxweynaha Puntland Cadde Muse oo wareysi dheer siiyay VOA-da laanteeda Af-Soomaaliga ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin: amaanka, shirkado ay ku...
waa film ka turjumaya hagardaamadii maamulka puntland ee kadhanka aheyd laascaanood una suura gelisay dagaal aan dhiig badan ku daadan iney ku qabsadaan meleeshiyaadkii riyaale...